InvestorsHub Logo

Tackler

09/26/06 9:44 AM

#3000 RE: echarter #2999

3000!




december

09/30/06 10:25 PM

#3002 RE: echarter #2999

Pick of the Week ==== IIE.V @ .14

IIE.V ==== The start of a liong climb
http://www.stockscores.com/quickreport.asp?ticker=v.iie

Company URL === http://www.iciena.com

Tackler

10/12/06 12:53 AM

#3004 RE: echarter #2999

SOO BANDHIGIDA PDAC
Waxaa halak ku lifaaqan war murtiyeed loogu tala galay saamileyda ay soo bandhigayaso shirkadu si loogaaga faa`iideysto shirweynaha PDAC oo ka dhicidoona Toronto wiigan gudihiisa.
Dhiirigelinta hawlwadeenka MEPS
Sidii horeba loo iclaamiyey dabyaaqadii Febraayo shirkadu waxay lagashay heshiis waxqabad farsamo shirkad lagu magcaabo (Middle East Petroleum Services Limited) marka lasoo gaabiyo MEPS arinkaas oo shirkada Range ay ka heshay awood aad u balaadhan ay ku ogaato xog cilmiyeed kusaabsan gobolka(Puntland) waxay kaloo heshay koox aqoonyahano ah oo waaya aragnima fiican uleh gobolkaa isaga ah.Waxaa shirkada heshiiskaa ay la gashay MEPS udheer oo ay jeceshahay inay iclaamiso in labalaadhyey xidhiika labada shirkadood oo ay kadhalatay markaa in la go`aamiyey in hore loogu dhaqaaqo howlgal qodaal lagu sameeyo meesha aad loogu raja weynyahay ee ah dooxada Nugaal.
Marka Range ay ku dhaqaaqdo hergelinta qodaalka ugu horeeya iyadoo kaashanaysa MEPS oo ah hawlwadeenka dhinaca qodaalka ayey MEPS waxay xaq uyeelanaysaa inay hesho faa`iido dhan 15% oo ah mida hoose arinta barnaamijka qodaalka (waxaa go`aan qaadashada iskaleh Range)waxay faa`iidadaa helaysaa markay kharash garayso 200%,150%,125% iyo 100% oo ah qaybteeda qiimaha ku baxaaya qodaalka 4 ceel ee ugu horeeya.Waa in la baxshaa afartaa lacgood siday isugu xigto markaa ka dib ayaa loobilaabi karaa faa`iidaii ahayd 15%.
MEPS waxay kaloo xaq uyeelanaysaa marka saamilaydu ogolaato xulashada midahaan dhiirigelintaan hoos ku xusan:
i. 50m saamiga ah options(oo liisgaraysan RRSO, nooca ah 5 centi,1 October 2007) malinta ama ka hor 30 April 2006(qodobkan waxaa loo baahanyahay in saamileydu ogolaato.
ii. 50m saamiga ah options(liisgaraysan RRSO, nooca ah 5 centi, 1 October 2007) 7 cesho gudohood markay Range dalooliso ceelka ugu horeeya iyadoo kaashanaysa hawlwadeenka qodaalka MEPS.
iii. 200m saamiga ah options(aan liisgaraysnayn, nooca ah 10 centi, 30 June 2009) oo loosoo saaro MEPS (oo ah hawlwadaha qodaalka) ama cidii ay magacawdo 7 cesho gudohood marka ay:
a. dhamaato barnaamijka qodaalka ee ugu horeeya ee lagu heshiiyey(waxay ubadantahay 3-4 ceel) barnaamigka ugu horeeya; ama
b. laga helo “ wax iib geli kara” mid kamida ceelasha laqoday barnaamigka ugu horeeya, hadba kii soo hormara labadaa qodob.
Sshirkadu waxay hor umarinayasaa sidii loo war gelin lahaa saamileyda marwalba ama si joogta ah bilaha soo socda wixii kusaabsan hawlaha ay wado.
Waxaa saxeexay
Agaasimaha/xoghaynta shirkada
PETER LANDAU